Exam Result (Collectors 2026)

Fiiro Gaar ah:

Sida ku cad cover-ka warqadda imtixaanka, shuruudaha lagu baasayay imtixaanka waxay ahaayeen:

  1. In qofku maado kasta ka keeno natiijo 50% ama ka badan.
  2. In qofku isku darka natiijada guud ee saddexda maado ka keeno 70% ama ka badan.